Abiy Axmed oo dalbaday in dowladiisa lagu soo wareejiyo Mengistu Haile Mariam

Ra’isul Wasaaraha dowlada Itoobiya Abiy Axmed ayaa dowlada Zimbabwe ka codsaday in Itoobiya kusoo wareejiyaan kaligii taliskii dalkaasi hogaamin jiray ee  Mengistu Haile Mariam oo hada kunool Zimbabwe. Mengistu Haile Mariam ayaa dalka Zimbabwe ku jooga magan galyo siyaasadeed, waxa uuna dalkaasi tagay sanadkii 1991-dii ,kadib markii xoog looga tuuray talada dalka Itoobiya uu sanado badan … Continue reading  Abiy Axmed oo dalbaday in dowladiisa lagu soo wareejiyo Mengistu Haile Mariam